Sawiro:Khayre oo booqday Dhaawacyadii Qaraxii ka dhacay Afgooye

khayre

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa booqday Isbitaalka Erdoğan oo lagu daweynayo dhaawacyada weerarkii Argagaxiso ee lala eegtay Injineerrada Turkida ah iyo ciidamada amniga ee ku howlanaa dhismaha waddada Muqdisho & Afgooye . Maamulka Isbitaalka ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay Xaaladda Dhaawacyada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Dhawacyada mid mid udul istagay isogona kawareysatay  ehelada iyo Takhaatiirta sida ay tahay xaladooda cafimaad,.waxa una ilahay ugu baryay in cafimaad u siiyo isagona sheegay Ra’iisul Wasaaraha in Dowladda ay si dhaw uga  warqabi doonto xaladooda caafimaad.

Dhawacyadaan aya Dhawaan waxa ay ku dhaawacmeeyn weerrar ay argagixisadu ka geysteen inta u dhaxeeyso Muqdisho iyo Afgooye.

Afgooye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.