Daawo:Beesha Saleebaan oo ku kala fogaatay Doorashada Galmudug

Galmudug Waxaa lasoo gabagabeeyey Xulista Xildhibaanada Galmudug taas oo ay jirto Cabasho ay kala tirsanayaan Beelaha daga Galmudug.

Beelahaas Galmudug oo dhexdooda Qilaafka soo kala dhex galay waxaa kamida Beesha Saleebaan oo Maalmihii soo dhaafnay Saxaafada isu marinaayey Hadalo aan horay looga baran iyo eedayn kulul oo isu Jeedinayaan ayagoo kala taageersan Labo Musharax oo Utaagay Madaxwaynaha Galmudug.

Hadaba qaar kamida waxgaradka Beesha Saleebaan ayaa waxay ka hadleen hadalada aan fiicnayn ee saxaafada laysu marinaayo taas oo ay kubaaeen in lajoojiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.