Daawo:Haweenay Ajnabi ah oo Ilmaysay Kadib markii Xaqeedii Maxkamada Gobolka Banadir u soo dhacisay

Waa Haweeney Ajnabi waxay la ilmayneysaa garab istaag iyo caddaalad ay sheegtay in aysan fileynin inay ku heleyso gudaha Soomaaliya oo ay heshay kadib markii kiiskeeda maanta ay xal ka gaartay Maxkamadda gobolka Banaadir.

Haweenaydaan ayaa ka shaqeynaysay Isbitaalada Muqdisho mid kamida taas oo ay qibradeeda ahayd Cudurada Haweenka waxaana loo diiday Mushaarkii ay kushaqeynaysay waxaana Dacwadeeda Geysay Maxakamada Gobolka Banaadir taas oo xaqeedii usoo dhicisay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.