Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2019

No Image

Sawiro:Ciidama Dowlada ayaa la wareegay Gacan ku haynta Magaalada Guriceel

3rd November 2019 admin 0

Waxaa dagan Xaalada Guud ee Magaalada Guriceel saaka Waxaana ku sugan Goobaha Muhiimka ah ee Magaalada Guriceel Ciidamada Dowlada Faderaalka oo Si Buuxda ula Wareegey […]

Soomaaliyeey dhagarqabe dhulkaa u dhaqdhaqaaqa

3rd November 2019 admin 0

Ma isweydinaa waxa hurdada u diiday Sh,Shariif Sh.Axmed iyo Xassan Sh,Maxamuud? Ma is dhahdeen maxay la harsan la,yihiinj? Ma idiin muuqataa in hadalkoodu u muuqdo […]

deg

Dagaal Caawa ka dhacay Guriceel iyo Ciidamdii shiiq shaakir oo isu dhiibay Dowlada federaalka

2nd November 2019 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Guriceel ayaa waxay sheegayaan inay is rasaasayn dhexmartay Ciidamo tiro yar oo ka tirsanaa ahlusuna iyo kuwa Dowlada federaalka ah ee […]

wabi

Xaalada nolol xumo ayaa soo wajahday qoysay ku nool tuulooyin ku dhow Baladweyne

2nd November 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne Farmaajo oo Gaaray Beleldwayne

2nd November 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, si uu ugu kuur galo xaaladda bini aadamnimo ee […]

No Image

Daawo:Aas Qaran oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland

2nd November 2019 admin 0
agoon

Akhriso:Fursad Shaqo oo ka banana Xarunta Agoonta ee Taakulo

2nd November 2019 admin 1

Xarunta Agoonta Taakulo ee Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka banaaan fursad Shaqo oo Macalino ah. Xarunta Agoonta Taakulo waaa xarun wayn oo […]

No Image

Daawo:Deegaanka Ceeldheer oo haraadigii Shiiq shaakir lagala wareegay

2nd November 2019 admin 0

Saraakiisha Sare ee Talisyada Ciidamada Qalabka Sida Qaybohooda kala duwan ee ka hawlgala deegaanada Galmudug ayaa maanta Deegaanka Ceeldheere oo ka tirsan Gobolka Galgaduud una […]

Daawo:Xildhibaan Cawil oo ka hadlay Fashilkii Deni iyo go’aanka laalista dacwaddii ka dhanka ahayd

2nd November 2019 admin 0

Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa u codeeyay iney sharci darro aheyd Warqaddii dhawaan ka soo baxday xafiiska Xeer ilaalinta ee Lagu dalbanayay in xanaasanadda laga qaado […]

Soomaliya iyo Qadar oo heshiis kala saxiiday

2nd November 2019 admin 0

Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee uu hoggaaminayo Wasiirka, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa waxa ay kulamo gaar ah la yeesheen Wasiirka Gaadiidka […]

No Image

Daawo:Garyaqaan Cali Somali oo sheegay Badqabka wariyaha inuu asaga ka masuul yahay

2nd November 2019 admin 0

Garyaqaan Cali Shiiq Aadan Cali Somali oo ah qabiir Xaga Sharciyada ah ayaa waxuu ka mid ahaa aqoon yahano iyo wariyaal lagu casumay Dood looga […]

deni

Daawo:Madaxweynaha Puntland oo Casumaad u sameeyay Bulshada Gobolka karkaar

2nd November 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa munaasabad Qado Sharaf ah u sameeyay Qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka karkaar, Xafladda oo ka dhacday […]

No Image

Daawo:Ciidamada Qalabka Sida oo Gurmadkii ugu Horeeyay Gaarsiiyay Magaalada Baladweyne

1st November 2019 admin 0

Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaliyeed gaar ahaaan kuwa Galmudug kusugan ayaa Gurmadkii ugu Horeeyay Gaarsiiyay Magaalada Baladweyne nee xarunta gobolka Hiiraan. Gargaarkan oo ah Wajiga […]

No Image

Daawo:Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Geeriyooday

1st November 2019 admin 0

Alle ha u naxariistee Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ku geeriyooday caawa isbitaal ku yaala Magaalada Hargeysa. Taliye Cabdilaahi Fadal […]

cali

Sheekh Cali Wajiis Oo Ka Hadlay Sida Loo Gaarsiin Karo Gurmad Dadka Ay Saameeyeen Fatahaadaha

1st November 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes