Daawo:Garyaqaan Cali Somali oo sheegay Badqabka wariyaha inuu asaga ka masuul yahay

Garyaqaan Cali Shiiq Aadan Cali Somali oo ah qabiir Xaga Sharciyada ah ayaa waxuu ka mid ahaa aqoon yahano iyo wariyaal lagu casumay Dood looga hadlaayey Badqabka wariyaha oo soo qaban qaabisay Somali Media Houses “SOMA”.

Garyqaan Cali Somali ayaa waxuu si wanaagsan u sharaxay cida leh Badqabka wariyaha Waxuu masuuliyada Kowaad saaray Wariyaha tan labaadna warbaahinta uu ka hawgalo mida Sadexaadna Dowlada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.