Akhriso:Kenya oo Sheegtay heshiiskii ay lagaleen Madaxwayne Farmaajo inuu Dhaqan Galay

War qoraal ah oo kasoo Baxay wasaarada arimaha Dibada Kenya ayaa waxaa lagu sheegay inay Dowlada Kenya Fulisay Heshiiskii ay Madaxwaynayaasha Dowladaha Kenya iyo Soomaliya ku gaareen Magaalada Nairobi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.