Muxaadaradii shiiq Umul ayaa gabi ahaan la joojiyey

sh umul

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in gabi ahaanba la joojiyay muxaadaradii barri oo axad ah uu garoonka kubadda cagta Eng Yiriisow ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal sidaas waxaa xaqiijisay wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS marwo Khadiija Maxamed Diiriye .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.