Dhageyso:Guddomiyaha Luuq Ma aqoonsanin Maamulka Axmed Madoobe

udoomiyaha degmada luuq Maxamed Cabdulaahi Gardhuub ayaa sheegay in aysan aqoonsaneen maamulka is doortay ee Axmed Modoobe Waxuuna sheegay in ay hoostagaan Wasaradda Arimaha gudaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya.

Hdalkaan gudmiyaha Luuq kasoo yeeray ayaa waxuu imaanaya xili Gudoomiyasha Degmooyinka Baladxaawo, Luuq iyo Doolow oo horay uga mid ahaa maamulka Hore jubbaland hada kasoo go’een kadib markii Axmed madoobe fowdeeyey Nidaamkii Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.