Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Shaagey in dhawaan ay bilaaban doonto soo Xulista Baarlamanka KGS.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo Howlo shaqo ujoogey Baydhabo ayaa Maanta dib ugu laabtey Magaalada Muqdisho, wuxuna garoonka Diyaaradaha Baydhabo ka sii sagootiyay Guddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye ,wasiiro ,Xildhibaano ,iyo Mas’uliyiin kale.

Ujeedada Baydhabo maal mahan ujeegay Wasiirka ayaa ahaydd sidii wada tashi ula sameyn lahaa Madaxweynaha KGS , Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddomiyaha Baarlamanka KGS.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.