Daawo:Jubbaland oo Qirtay Ciidamadii Jubbaland ee Gedo ay ku biireen Dowlada

sayid

Shirka golaha wasiirada ee maanta ayaa diiradda lagu saarey xaaladihii uga danbeeyey ee Siyaasadda, Amniga iyo dhaqdhaqaaqyada kasoo cusboonaadey gobolka Gedo ee ku aadan duminta dhismaha haykalka maamul iyo ciidan ee halkaas kajira kaas oo ay DFS halkaas ka wado.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo warbaahinta la hadley kadib gabagabdii shirka ayaa faahfaahiyey qodobada shirka iyo arrinta gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.