Sawiro:Gudoomiye Mursal oo ka qayb kulanka Barlamaanka Itoobiya

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Maanta Ka Qeybgalay Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Baarlamanka Federalka Ethopia Kadib Markii Lagu Casuumay Isaga iyo Qaar Kamid ah Wafdi Xildhibaano ah oo La Socday Guddomiyaha.

Inta Uu Kulanka Socday Ayaa Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Dhiggisa Baarlamanka Federalka Ethopia Mudane Tagesse chaffo dullo ayaa Khudbado Muhiim ah Ka Jeediyey Kulanka Iyado Geesta Kalena Labada Dhinac Ay Is Dhaafsadeen Khibrado Shaqo La Xiriira, Iyado Sidokalena Ka Wada Hadlay Wada Shaqeynta Baaralamanada Labada Dal Soomaliya iyo Ethopia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.