Daawo:Gudoomiyaha Degmada luuq oo ku biiray Dowlada Soomaliya

Gudoomiyaha degmda luuq ee gobolka gedo mudane maxamed c/laahi muude gardhuub ayaa maanta soo gaaray degmada asigona safar shaqa ah ugu maqnaa dalka itoobiya.


Gudoomiyaha waxana ka hortagay ciidamada xooga dalka soomaliyeed ku dhawaad meel u jirta 40 km degmada shabka degmada luuq aya si weyn ah u soo dhaweyay.


Dhanka kale gudoomiya degmada ayaa waxa uu aad ugu mahad ciliyay ciidanka xooga dalka somaliyeed oo sida wanagsan ugu soo dhaweyay degmada luuq ee gobolka gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.