Garyaqaan Cali Shiiq Aadan Cali Somali oo ah qabiir Xaga Sharciyada ah ayaa waraustay warbaahitaha AlWadani ee ku hadla afka Carabiga waxuuna si qoti dheer uga hadlay Tariiqdii Dowladii Dhexe ee Soomaliya taas oo uu hogasmin jiray Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Aalaha unaxariistee Maxamed Siyaad Barre.
Leave a Reply