Daawo:Deeq Raashina oo ka tamid Galmudug ayaa gaartay Baladwayen

rashin

Deeq kakooban Raashiin Dhar Daawo iyo cunooyinka nafaqeynta dhalaanka ayna iska soo uruuriyeen Ganacsatada iyo Qeybaha Bulshada kunool Deegmooyninka Matabaan Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa lagaarsiyay dadka ay saameyeen Fatahaad u wabiga Shabelle kasameyay Magaalada Baladweyne.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.