Sawiro:Diyaarado Gargaar u wada Baladweyn oo ka dagay Guriceel

Laba diyaaradood oo gargaar u sida magalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxana la socaday wasiirka boostada iyo isgarsiinta XFS mudane Cabdi Canshuur Xasan.

Gargaarkaan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda lagaarsiiyo magaalada Baladweyn si looga faa’iideeyo bulshada tabaaleysan ee ay saameysay fatahaada wabiga Shabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.