Daawo:Dr Gaboose oo eedo Culus u Jeediyey Madaxwayne Biixi

muusa

Dr Maxamed Cabdi Gabboose ayaa eedaymo culus culus u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Biixi oo uu sheegay inay ku dhisan tahay Hab Kooxaysi ah oo ku kooban laba Beelood keliya.

Dr Gabboose oo ka hadlaya Xaalada qalafsan ee Soomaliland ayaa wuxuu yiri “Waxaan diiddanahay Maamul-xumida Maanta Dalka ka jirta iyo Cirib-xumadeeda dambe, Sawirka guud ee dalku halka uu Maanta marayo maaha mid qurxoon”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.