Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2019

No Image

Daawo:Wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta soomaaliya oo gaaray Caabudwaaq

21st October 2019 admin 0

Wafti uu hogaaminaayo wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Somalia Eng Cabdi_Canshuur Xasan iyo Sanater Cabdilwaxid Cilmi Goonjeex , Xildhibaan Farah Hassan oo kawada tirsan labada aqbal […]

No Image

Sawiro:Khayre oo dalka Dib ugu soo laabtay Kadib Socdaalkii Shaqo Ee Washington

21st October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, kadib markii uu Washington […]

No Image

Daawo:Bananbax looga soo horjeedo dilkii Saciid Adoon oo ka socda Kismaayo

21st October 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Banaanbax looga soo horjeedo dilkii xalay axmed Madoobe iyo kooxdiisa ugu geysteen Nabadoon Siciid […]

Axmed Madoobe oo qaarajiyey Ganacsade ka hor yimid in Puntland taageerto Jubbaland

21st October 2019 admin 0

Allaha u naxariistee Ganacsade Caan ka ahaa Magaalada Kismaayo ayaa waxaa xalay dil qorshaysan ugu gaystay Hogaamiyaha fashilmay Axmed Madoobe. Ganacsadahaan lagu dilay Kismaayo ayaa […]

janan

Daawo:Maamulka Doolow Baladxaawo Luuq oo codsaday in lasii daayo wasiir Janan

21st October 2019 admin 0

Kulan lagu qabtay Geedka Cambaha hoostiisa ee Degmada Doolow oo ka soo qayb galeen gudoomiyaasha Degmooyinka Luuq , Baladxaawa , Doolow iyo Taliyaasha laamaha Amniga […]

matxafka

Shaqaalaha wasaaradda Gargaarka oo ka qaybgalay isxilqaan

21st October 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne Farmaajo oo ka qayb galaya Madasha Ruushka iyo Afrika

21st October 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka oo ay kaga qayb galayaan Madasha Iskaashiga Ruushka […]

No Image

Dhagayso+Sawiro:Balanbal Kulamo looga hadlaayo nabada iyo isdhexgalka deegaanada hoostaga Demdaas

20th October 2019 admin 0

Guddiga Hirgelinta nabaddeynta Degmada Balanbal iyo deegaanada hoosyimaada oo ka kooban dhalinyarada Degmooyinka Balanbal iyo Guricel ayaa ka bilaabay deegaanka Oodaale wacyigelinta faa’iidada nabadda iyo […]

Daawo:Puntland oo ku dhawaaqday Xildhibaan Jamaal inuusan Xafiis ka furan Karin Dhahar

20th October 2019 admin 0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuquraadiyeynta Puntland Maxamed Musadaq Maxamed ayaa ka hadlay warqad ay soo saartay wasaaraddu oo lagu joojiyay furashada […]

deni

Daawo:Madaxweynaha Puntland oo magaaladda Boosaaso kula kulmay Haweenka Magaaladaas

20th October 2019 admin 0
No Image

IMF oo taageertay dadaalada Soomaaliya daynta looga Cafinaayo

20th October 2019 admin 0

Agaasimaha Sanduuqa Caalamiga ee Lacagta Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in ay taageereyso dadaalka ay Soomaaliya ugu jirto deyn cafinta iyadoo u maraysa barnaamijka dalalka saboolka […]

dagaal

Ciidamada Xooga dalka oo shabaab ku dilay Gobolka Hiiraan

20th October 2019 admin 0

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ka sameeyey gobolka Hiiraan ayaa waxay dil u gaysteen horgjooge sare oo ka tirsanaa argagaxisada Al-shabaab, kaas oo dhibaato xoogan […]

deni

Akhriso:Deni oo Xayiraad saaray Beelaha Warsangali, Dhulbahante iyo leelkase

19th October 2019 admin 0

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waxuu ku amray wasaarada Arrimaha Gudaha Puntland inay Xirto xafiisyada ay Xildhibaanada ka tirsan Dowlada federaalka Soomaliya ay ka […]

No Image

Daawo:Xildhibaan Cabdi Shire oo Raali galin ka dalbaday Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya

19th October 2019 admin 0
masjid

Culimada Masjidka Nasrudiin ee magaalada Hargeysa oo ka warbixiyey dhismaha masaajidka

19th October 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes