Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2019

Daawo:Siyaaradii sheekh yusuf Sheekh Ibraahim oo lagu soo gaba gabagabeyay Degaanka Huurshe

9th October 2019 admin 0

Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Hogaamiyaha Guud ee Ahlusuna Waljamaaca Macalin Maxamuud Shiikh Xasan, Xildhibaano Katirsan Labada Aqal ee Dowlada dhexe […]

hilal

Sawiro:Soomaaliya oo Ka Qayb gashay Shir caalamiya oo ka dhacay Dalka Sweden

8th October 2019 admin 0

Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa maanta ka furmay Wadan ka Swezerland gaar ahaan Magaalada […]

Kismaayo:Ciidankii Seerar oo lagu weeraray Kismaayo iyo Qasaaro kandhashay

8th October 2019 admin 0

Wararka ka imaanaya Magalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan Gaari ay saarnaayeen ilaalada Mudane Cabdinaasir Seeraar maax oo marayay iskogayska suuq kal-kaal ay Rasaas kufureen Ciidamo […]

deni

Madaxweynaha Puntland oo qaatay go`aan xasaasi ah, diidayna in dib loo dhigo..

8th October 2019 admin 0

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa balan-qaaday dibu dhiska ciidamada iyo Dibu habeyntooda, taas oo ahayd caqabadaha waa weyn ee haystay dawladnimada Puntland, waxaana uu […]

Daawo:Caabudwaaq Senator Cabdi Axmed Dhuxulow iyo wafti uu hogaaminaayo oo Gaaray Degmadaas

8th October 2019 admin 0

Waftigaan oo uu hogaaminayo Sanetor Cabdi Axmed Dhuxulow waxaa ku weheliya socdaalkan Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed, iyo Taliyayaasha kala duwan ee ciidamada sida ee iyo […]

No Image

Daawo:Gudiga doorashooyinka ayaa dalbaday in loo dhiso xarun ay ku shaqeeyaan

8th October 2019 admin 0
masjid

Daawo:Culimada maasjidka Huda ee degmada xarfo ayaa dalbaday in laga qeyb qaato dhismaha maasjidkan.

8th October 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne Farmaajo oo Fariin tacsiya u diray Madaxwaynaha Jabuuti

8th October 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray walaalkiis Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, ayaa […]

cumar

Munaasabad lagu soo dhawaynayo gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo lagu qabtay muqdisho

8th October 2019 admin 0
lacag

Daawo:Ganacsato 60 Kun Doollar looga dhaca Hotelada Islii Kenya

8th October 2019 admin 0

Kenya ayaa waxaa kusoo badanaya Dilka iyo Boobka waxaana sii xumqanaya Amniga Magaalada Nairobi. Qaar kamida ganacsatada Soomaliywed ayaa waxaa dhac iyo dil loogu gaystaa […]

No Image

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Isku Xirka Nidaamka Maaliyadda ee Iyo Nidaamka Casriga Ah Ee Maamulka Lacagaha Bangiga Dhexe

8th October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay isku xirka nidaamka maaliyadda ee Wasaaradda maaliyadda (SFMIS) iyo nidaamka casriga ah […]

Daawo:Gudoomiyaasha Barlamaanada Soomaliya iyo Jabuuti oo gaaray Baydhabo

8th October 2019 admin 0

Wafdigan oo si Wadajir ah ay uhogaaminayeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Somaaliya Amb.Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Gudoomiyaha Barlamanka Jamhuuriyadda Jabbuuti mudane Maxamed Cali […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Uga Qayb Galay Munaasabad Lagu Xusayo Maalinta Midowga Germany

7th October 2019 admin 0
axmedmadoobe

Daawo:Amisom oo diiday inay ka Qaybgasho Shirkii Amniga Jubbaland

7th October 2019 admin 0

Shirka Amniga Jubbaland oo bishiiba mar la qabto ayaa waxaa iskugu yimaada guddiga amniga Jubbaland iyo Amisom waxaana looga hadlaa xaaladda amni ee Jubbaland iyo […]

rashin

Baardheere:Hay’adda Hormuud Foundation aya Deeq Raashiin ah u Qeybisay Qoysas Barakacayaal ah oo Saameyn Duqeymaha Ciidamada Kenya

7th October 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 15 16 17 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes