Daawo:Dowlada Soomaliya oo shaacisay inay Dhaqaale ugu deeqday Fatahada wabiyada

calan

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay 500,000 oo doolar ugu yaboohday dadka ay fatahaaduhu saameeyeen ayadoo sidoo kalena ay Madaxda Sare ee Dalka mushaarkooda bishan October ugu deeqeen walaalaha ay masiibadu saameysay.

Dhinaca kale Golaha Wasiirrada ayaa iyana la filayaa in shirkooda Khamiislaha ah ee berri ay kasoo saaraan taageerro hor leh oo lala gaaro walaalaha Soomaaliyeed ee Fatahaaduhu saameeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.