Daawo:Munasabad lagu tageerayay gudiga dorashoyinka galmudug ee dowladu magacowday ayaa lagu qabtay Caabudwaaq

Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada Dagmada Caabudwaaq luguna taageeraayey gudiga doorashada galmudug sidoo kalana lugu soo dhaweynaayo dadaalada dowlada ee dhismaha galmudug midaysan ayaa x lugu Qabtay dagmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.