Gudoomiyihii Baladwayne oo lasoo bad baadiyey kadib markii dooni la dagtay

Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dooni kula dagtay Mas’uuliyiin iyo dad shacaba Fatahaada ka dhalatay Biyaha Wabiga Shabeelle.

Doontaan ayaa waxaa la socday Duqa Degmada Baladweyne Safiyo Xasan Cali Jimcaale, Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Afrax, La Taliyaha arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Hirshabeelle iyo dad kale oo shacaba.

Wabiga Shabeele ayaa waxuu ku fatahay deegaanada Hirshabeele kuwaas oo uu qasaaro u gaystay dad iyo hanti badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.