Daawo:Xildhibaanada Puntland oo sheegay inay Sharciga la tiigsanayaan Deni

deni

Xildhibaanada Puntland oo kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe kadib markuu soo dhamaaday Furitaankii Barlamaanka Puntland ayaa waxay sheegeen inay Madaxwayne Deni sharciga la tiigsanayaan kadib markii uu iskaga baxay Xarunta golaha Barlamaanka Puntland asaga oo aan la fasixin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.