Daawo:Madaxwayne farmaajo oo ka qayb furitaankii shirka Dhaqaalaha Ruushka iyo Africa

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kala qeyb galay madaxda kale ee Qaaradda Afrika kulanka furitaanka Madasha Dhaqaalaha ee Ruushka iyo Afrika oo socon doonta 23-24 bishan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.