Daawo:Nabadoonka Bulshada Konfurgalbeed oo Caabudwaaq lagu Doortay

Magaalada Caabudwaaq ee Xarunta aqoonta Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabad ay kasoo qayb galeen Maamulka Degmada Caabudwaaq, waxgaradka ,Culumada Iyo Bulsho waynta Koonfurgalbeed waxaana lagu doontay Nabadoonka bulshada koonfurgalbeed oo Magaalada Caabudwaaq kusgan in kabadan 30 sano.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.