Daawo:Senator Goonjeex ayaa sheegay Ineysan doorasho ka dhicin jubbaland

Senator Cabdiwaxid Cilmi Goonjeex oo kamida Aqalka sarre ee soomaaliya ayaa sheegay Ineysan doorasho ka dhicin jubbaland eeyna ka jirto caburin iyo cabsigalin & Faragalinta Kenya ee Ka Wado Guddaha Soomaaliya loona baahan yahay in hal meel looga soo wada jeesto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.