Sawiro:Musharaxa Madaxwayne Kuxigenka Galmudug oo Caabudwaaq lagu so dhaweeyey

Musharaxa Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Mudane Xasan Maxamed saciid (Gacaliye) ayaa waxaa lasoo dhaweeyey Magaalada Caabudwaaq ee xarunta aqoonta Galmudug.

Musharax xasan Gacaliye oo kasoo dagay Garoonka diyaaradaha Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa Garoonka uga hortagay Maamulka iyo qaybaha kala duwan ee Degmada Caabudwaaq.

Soo dhaweyn kadib Musharax Xasan Gacaliye ayaa waxaa loo soo galbiyey Gudaha Degmada Caabudwaaq halkaas oo ay kusugayeen Boqolaal dada waxuuna Musharxa Galmudug uga mahadceliyey Bulshada Caabudwaaq sida wanagsan ee ay ugu soo dhaweeyeen Magaalada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.