Akhriso:Cumar Filish oo Guddi u magacaabay dib u furista Wadooyinka xiran ee Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay gudiga dib-ufurista wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay ay cabsho wayn ka sameeyeen Bulshada Kunool Magaalada Muqdisho.

Gudigaan la magacaabay ayaa waxaa guddoomiye u ah guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Gobolka Banaadir Mohamed Tuulah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.