Daawo:Dowlada Soomaliya oo beenisay in la hakiyay Dhismaha Garoonka Stadium Muqdisho

mareeye

Xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta kormeer ku tegay Garoonka  cayaaraha ee Muqdisho oo dhisma uu ka socdo.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Feraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeya ayaa sheeay in kormeer howleed ay ku tegeen garoonka caayaraha ee Muqdisho halkaasi oo ay ka socoto howlo dib u dhis ah,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.