Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

No Image

Wasiirka Dekedaha Soomaaliya ayaa Muqdisho ka furtay shir wadatashiga ee nidaaminta Gaadiidka Badda

25th August 2019 admin 0
No Image

Daawo:Taliyaha Ciidamada Somaliland oo Beelaha Daga Sool iyo Sanaag ku tilmaamay waxmatarayaal

25th August 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne Farmaajo oo Casumaad u sameeyey Qorayaasha Soomaaliyeed

25th August 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay bahda qalinleyda ee ka qayb gashay Carwada Buugaagta ee Muqdisho ayaa […]

madoobe

Doorashada La Yaabka leh ee Kismaanyo “The Ridiculous Election Of Kismaanyo”

25th August 2019 admin 0

DOORASHADA LA YAABKA LEH EE KISMAANYO( THE RIDECLOUS ELECTION OF KISMAANYO)!!! -Waxaa la yaab leh wixii doorashada lagu sheegay ee ka dhacay Kismaanyo. -Waxaa kale […]

No Image

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo cambaareysay Weerarkii Xarunta Hormuud ee Deegaanka Caws-Qurun

25th August 2019 admin 0

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii lagu qaaday Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee Deegaanka Caws-qurun ee Gobolka Gedo. Wasiirka Wasaaradda, […]

Dowlada Soomaaliya oo Ciidamo gaysay magaalada Dhuusamareeb

25th August 2019 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa saaka waxaa ka degay laba diyaaradood oo siday Ciidan badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaasi oo […]

Akhriso:Magacyada Dhalinyaro ka horyimid Doorashada Axmed Madoobe oo Baladxaawo lagu Xiray

25th August 2019 admin 0

Wararka Naga Soo gaaraya Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan Dhalinyaro ka hor yimid Doorashada Axmed Madoobe in Laxiray. Dhalinyaradaan oo tiradooda lagu […]

dagaal

Daawo:Ciidanka xoogga dalka oo Dagaal kula Wareegay Degaano ka tirsan Gobolka Gedo

24th August 2019 admin 0

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Gobalka Gedo ayaa Howlgalo looga s Sifaynayo kooxda argagixisada Shabaab ka sameeyey Degaano ka xiga Dhanka Bari Magaalada […]

Daawo:Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada oo eedeen Culus u jeediyay Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya

24th August 2019 admin 0

Wasiirkii hore ee Waxbarashada DFS Ducaale Gaarane ayaa eedeen dusha uga Tuuray Wasiirka Arimaha Dibadda Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. Wasiir Cawad […]

Akhriso:Guddi ka Shaqayn doona Xaflada Xilwareejinta Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir

24th August 2019 admin 0

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banadiir Ibraahim Cumar Mahadale ayaa magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Xaflada xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna […]

alqaadi

Dhageyso:Howlgal lagu soo qabtay Horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa laga sameeyay Gobolka Gedo.

24th August 2019 admin 0

Maamulka Gobolka Geddo ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo Ciidamada xoogga dalka ay maalmihii la soo dhaafay ka wadeen deegaano ka tirsan Gobolkaasi laguna baacsanayo […]

isgarsin

Ciidamada Kenya oo Burburiyey Isgaarsiin ay Hormuud ku lahayd Gobolka Gedo

24th August 2019 admin 0

Ciidamada Kenya ayaa Jimcihii Shalay aheyd Bur buriyay Xaruntii Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ee Deegaanka Cows Qurun taasi oo Hoos tagta Dagmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. […]

Daawo:Ugaas Maxamed oo La gudoonsiiyey Gaari cusub

24th August 2019 admin 0

Magaalada Caabudwaaq waxaa ka dhacday Munaasabad lagu soo dhaweynayo Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas faarax iyo wafti balaaran oo Hogaaminaayo kuwaas oo socdaal ku maraayey […]

jubba

Daawo:Khudbadii Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cali Dubad ka jeediyey Baardheere

24th August 2019 admin 0

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa kasocda Doorashadii Madaxwaynaha Jubbaland waxaana u tartamaya Musharaxiin badan oo kamid yahay Cali Dubad Axmed.

guuleed

Daawo:Sida Cabdikariin Guuleed Xamar loogu soo dhaweeyey

24th August 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes