Wasiirkii hore ee Waxbarashada DFS Ducaale Gaarane ayaa eedeen dusha uga Tuuray Wasiirka Arimaha Dibadda Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.
Wasiir Cawad ayaa waxaa lagu eedeeyey inuusan waxba ka qaban gardarada Dowlada Kenya gaar ahan ka wasaarada Arriha Dibada Kenya ku hayso Dalka Soomaaliya.
Tii ugu dambaysay ayaa waxay ahayd Wafti wasiiro iyo Taliyaha Nabsugida Kenya inay Kismaayo yimaadeen ayakoo ogolaansho ka haysan Dowlada Soomaaliya waxasaarada Ariimaha Gudahana aysan kama hadlin.
Leave a Reply