Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa saaka waxaa ka degay laba diyaaradood oo siday Ciidan badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaasi oo laga qaaday Magaalada Muqdisho.
Ciidamada laga geeyey Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa la sheegayaa inay ka qeyb qaadan sugida amniga Magaaladaas oo dhawaan uu ka furmi doono Shirka dib u heshiisiinta Galmudug.
Leave a Reply