Daawo:Ugaaskii Beesha Cawlyahan oo Axmed Madoobe isu dhiibay

ugaas

Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo kamid ahaa Ugaasyada iyo Nabadoonada Juubaland ee diiday Fowdada Axmed madoobe ayaa sheegay inuu la heshiisay Axmed Madoobe.

warar hoose oo aan ka helnay Madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa Ugaaska Qorane lasiiyey Lacag aan tiradeeda la shaacin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.