Akhriso:Odayaasha Rasmiga ah ee Jubbaland oo warqad Qoraala udiray ergayga Qaramada Midoobay

Golaha odayaasha dhaqanka rasmiga ah ee Jubbaland ayaa waxay u direen Ergeyda gaarka Qaramada Midowbay u qaabilsan Soomaaliya Warqad Qoraala oo ay ku sheegeen in Jubbaland halis ugu jirto dagaal sokeeye hadii an Axmed Madoobe laga hor istaagin Fowdada ee Jubbaland kawado.

Warqadan ayaa waxaa ku saxiixan inta badan Ugaasyada iyo odayaasha rasmiga ah ee Jubbaland, waraaqdaan ayaa waxaa kaloo Nuqul kale loo diray Amisom, IGAD, EU iyo Safaradaha dalalka Yurub kajooga Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.