Allaha u naxariistee waxaa Qubuuraha Iskuul Buluusii ee Magaalada Muqdisho maanta lagu aasay Duuliye sare Cusmaan Aadan Ibraahim oo ka mid ahaa Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed sidoo kalana ahaa Madaxa ammaanka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.