
Shirkii Shaley Dhex’mari Lahaa Dhaqanka Saxda Ah Ee Ku Dulman Jubaland Iyo Wafdigii Igad Ee Ay Shaley Xaalad Amni Darro Ay Ku Baajiyeen Garabka Axmed Madoobe Oo Ka Dhici Lahaa Hotel Mecca Ee Magaalada Kismaayo Ayaa Maantey Si Rasmi Ah Uga Furmey Xarunta Qaramada Midoobey Ay Ku leedahay Duleedka Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo ,
Kulanka Oo Aysan Kasoo Qeybgalin Dhamaan’ba Dhaqankii Dulmanaa Ayaa Waxaa Kasoo Qeybgaley Kudhawaad 15 Ugaas Oo Ka Kala Yimid Beelaha Soomaaliyeed Ee Dago Deegaanada Jubaland Kuwaas Oo Ah Guddi Matalaayo Guud Ahaan’ba Dhaqanka Sax’da Ahaa Ee Jubaland Uuna Hogaaminaayo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi , Waxaana Inta Ay Halkaasi Joogaan Ka Hadli Doonaan Soona Bandhigi Doonaan Xaqiiqda Uu Qarinaayey Maamulka Axmed Madoobe Iyo Gudiga Doorashooyinka Jubaland ,
Wixii Kulankaas Kasoo Baxo Dib Ayaan Idiin La Wadaagi Doonaa


Leave a Reply