Akhriso:Qaramada Midoobay oo sheegtay inaysan ku qanacsanayn Habka Doorashada Jubbaland

axmed

War Qoraalka oo kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Soomaliya ayaa waxaa looga soo horjeestay habka ay u maamuleen Doorashada Guddiga Doorashada Jubbaland ee Axmed madoobe Magacawday.

Qaramada Midowday ayaa u soo dirtay Waraaq qoraal ah oo kusocota Maamulka iyo gudiga doorashada Jubbaland waxaama Nuqul kale loo diray Safirada Soomaliya u jooga dalal caalamka sida Maraykanka, dalalka Yururb,Africa, Amisom, IGAD, EU.

Qoraalka ayaa lagu sheegay inaan lagu qanacsanayn sidii doorasho xora uga dhici lahayd Jubbaland waxaana Gudiga Doorashada Jubbaland la waydiistay inay wax kabadalaan Odayaasha been abuurka ee ay qorteen iyo sidii hal xildhibaan loo dooran lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.