Ugaasyadii Jubbaland iyo odayashii Saxda ahaa oo Kismaayo Kusoo wajahan

Magaalada Kismaayo maanta waxa ku wajahan qaar kamida Ugaasyada Jubbaland iyo odey dhaqameedyadii rasmiga ahaa si ay u soo xulaan xildhibaanada Cusub ee Jubaland waxayna soo xulayaan hal xildhibaan.

Waftigaan waxaa hogaaminaya Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi Iyo Ugaas Xuseen Ugaas Maxamud Ugaas Qorane waxaana waheliya Odayaal dhaqameedka Jubbaland kuwaas oo ksu sugnaa Magaalada Muqdisho

Imaatinka Ugaasyada iyo Odayaasha Dhaqanka Jubbaland ayaa waxaa lafilayaa inay wax wayn ka badasho ismari waaga kajiray Kismaayo sida Xildhibaanada oo maamulka Jubbaland sheegeen in lagu soo xulayo Habkii hore taas oo ay diideen Bulshada Jubbaland.

wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah oo laxariira Waftigaan ku wjahayn Kisnaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.