Soomaaliya oo noqotay meel ciidamada Ugaandhiiska usoo shaqatagaan

amisom

Ciiddan tiradooda ku dhowdahay 2000 Askari oo u dhalatay dalka Uganda ayaa waxaay kusoo wajahan yihiin dalka Soomaaliya waxaana Tobabar ugu soo dhamaaday xero ciidan oo ku taala dalka Uganda.

Taliye-xigeenka Ciiddanka Difaaca Uganda, Jeneral Wilson Mabasu Mabadi oo la hadlay Ciiddankaasi waxa uu kula dardaarmay inay si hufan u gutaan Waajibaadka shaqo waana inaad tixgalisaan Shacabka Soomaliyeed.

Soomaaliya ayaa noqatay meel ay usoo shaqatagaan ciidamada wadamada Afrika qaar kamida ayakoo lasiiyo mushaar 10 jibaar ka badan kan ay qaataan ciidamada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.