Daawo:Puntland oo sheegtay Ra’iisalwasaare Khayre inuu daaqada kasoo Galay

deni

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Maxamed C/Raxmaan Dhabana-cad ayaa waxaa uu sheegay in isaga iyo Wasiirro kale ay Garoowe uga tageen sidii Ra’isalwasaare Khayre iyo waftigiisa ugu soo dhaweyn lahaayeen Waqooyiga Gaalkacyo Balse Ra’isalwasaaraha uu diiday soo dhaweyntooda islamarkaana ay dalbadeen in waqooyiga Gaalkacyo ay banaaanbax uga qeyb galaan sida uu hadalka u dhigay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.