Maxamed Qanyare Oo Goordhow Ku Geeriyooday Muqdisho

Allaha unaxariistee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Maxamed Qanyare Afrax ayaa waxaa la xaqiijiyay in mudooyinkii dambe uu haayay xanuun,isla markaana la dhigay Isbitaalka Ex Digfeer,hayeeshee saakay uu u geeriyooday xanuunkii haayay.

Maxamed Qanyare ayaa horey u soo noqday Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.