Sawiro:Caabudwaaq oo udiyaar Garoowday Soo dhawaynta Waftiga R’iisalwasaare Khayre

Magaalada Caabudwaq ee Xarunta Waxbarshada Galmudug ayaa waxaa kusoo wajahan wafti balaaran oo uu hogaaminaayo Ra’iisalwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre.

Maamulka iyo shacabka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay wadaan diyaar garoowgii ugu dambeeyey sidii ay usoo dhawayn lahaayeen waftiga Ra’iisalwasaaraha Soomaliyaoo lafilaayo inuu yimaada Degmada Caabudwaaq Maanta.

Magaalada Caabudwaaq waxaa kaloo shalay soo gaaray wafti isugu jira wasiiro ka tirsan dowlada Soomaliya iyo masuuliyiin kale oo kasocota Galmudug iyo Barlamaanka Soomaliya.

cw
cw
cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.