Sawiro:Wafti Kasocda Dowlada Soomaliya iyo Maamulka Galmudug oo Gaaray Caabudwaaq

Wafdi iskugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq ee Gobolk

Wafdigaan oo uu hogaaminayay Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey oo ay waheliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaarada Wasiir Ku Xigeenka Macdanta Iyo Batroolka Dowlada Somaaliya Mohamud Abdikadir Hilaal, Xildhibaan Faraax Xasan, Xildhibaan Nadiifo Faraax iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Galmudug.

Waftigaan oo ay soo dhaweeyeen Maamulka iyo Bulshada Caabudwaaq ayaa hordhac u ah Socdaal uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ku imaanayo magaalada Caabudwaaq.

hoos kadaawo sawiradii wariye Ayaanle Cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.