Daawo:Musharaxa Madaxwaynaha Galmudug oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

Siyaasi Cadiraxmaan Aadan Sabriye o Maanta Muqdisho Lagusoo Dhaweeyay Kuna Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Utaagan Qabashada Xilka Madaxweynaha Galmudug.

Galmudug ayaa waxaa la filayaa in dhawaan ay ka dhacdo doorashada Madaxda iyo Barlamaanka Galmudug waxaana warbaahinta Soomaliyeed lagu arkayaa musharaxiin kala duwan oo u taagan Xilka madaxda iyo baarlamaanka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.