Booliiska Somaliland oo lawareegay xarumihii Tvyada Eryal iyo Horyaal

Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa goor dhawayd la wareegay Xarumaha ay Telefiishannada Horyaal Iyo Eryal ku leeyihiin Magaalada Hargeysa.

Maamulka labada Telefiishan ayaa xaqiijiyey in Ciidamada Boolisku la wareegeen Xarumahooda Hargeysa.

Illaa hadda lama oga ujeeddada rasmiga ah ee Xukuumaddu tallaabadan u qaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.