Daawo:Musharax Xidig Madaxtooyada Jubaland ayaa ka dambaysay qaraxii laygu dili rabay

xidig

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdirishiid Xidig ahna Xildhibaan Dowlada ka tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa sheegay Qaraxii laygu dili rabay ee fashilmay inay ka dambeeyeen Madaxtooyada Jubbaland.

Musharax Xidig ayaa waxuu kaloo eedeyn usoo jeediyey Xildhibanada iyo Senatorada Muqdisho kayimid kuwaas oo dhibaato kawada Kismaayo ayakoo qaar kamida dambiilayaal yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.