Daawo:Argagixisada Shabab oo Kitaab quraana iyo Nabadoon Majid ku dhex Xabadeeyey

masjid

Maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab ayaa masjid ku yaalla Juungal ku dhex dilay Nabaddoon Ibraahim Cariif xilli uu tukaday salaadda Casar oo uu Qur’aan aqrinayay, Kitaabkii Qur’aanka ee dhabta u saarnaa marxuumka ayay isna toogteen oo go’go’ay.

Nabadoon Ibraahim Cariif xilli Waxa uu ahaa waayeel waana soomanaa waxa uu ku jiray masjidka ilaahey, isagoo akhrinayay kitaabka Ilaahey. Intaas oo dhan ugama ammaan helin kooxda ayaanka daran ee Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.