Daawo:Musharax Xidig oo lagu eedeyey inuu aflagado u gaystay Ciidamada Amniga jubbaland

xidig

Taliyaha Booliska qaybta Gobolka Jubbada Hoose Maxamed Naasir Guuleed ayaa war baahinta u akhriyay warsaxaafadeedka ay soo saartay wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubbaland kaas oo lagu eedeyey Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdirishiid Xidig inuu si ula kaca u Aflagaadeeyey Ciidamada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.