Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo Afur u sameeyey Safiirrada waddamada caalamka u fadhiya Soomaaliya

wasiir

Kulankaan afurka ah ee uu wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad u sameeyey Safiirrada waddamada caalamka Soomaaliya u fadhiya ayuu ujeedkiisu ahaa sidii looga wada hadli lahaa xiriirka dowladahaas Soomaaliya kala dhexeeya iyo in looga mahadceliyo taageerada ay dowladda siiyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.