Dhageyso:Dhimasho iyo dhaawac ka dhalatay Dagaal Al-shabaab iyo Ciidamada dowladda ku dhex maray gobolka Gedo.

daagal

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Ku Sugan Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo Oo ay Wehelinayaan Ciidamada Amisom iyo Kuwa Ururka Alshabaab ayaa Ku Dagaalamaayo Deegaanka Maykaareebey Iyo Sidoo Kale Deegaanka Iimey Oo Qiyaastii 20 Km Dhinaca Waqooyi Kaga Beegan Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.

Dagaalkaan ayaa Kooxda alshabaab waxaa loogu qaystay qasaaro badan oo isugu jira dilal iyo dhawaac, dhanka Ciidamada dowlada soomaliya ayaa waxaa ka dhintay inta hada laxaqiijiyey hal askari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.