Daawo:Booliska Soomaaliya oo Shaaciyay Magaca Shaqsi lagu Eedeynayo in uu Faafiyay Imitixaankii Shahaadiga

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo shir saxaafadeed qabtay maanta ayaa sheegay in hogaanka dambi baarista ay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan eedeysane Jamaaludiin Xasan Xirsi oo ka shaqeynayay Wasaaradda Waxbarashada, kaasi oo lagu eedeynayo in uu bixiyay imtixaankii dowladda ee la qishay.

Taliyaha ayaa xusay in baaristu ay tahay mid bilow ah ayna socoto weli, isla markaana sharciga la marsiin doono inta ku lug yeelata kiiskan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.